Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agabyo Caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Gaalkacyo

Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa agabyo kala duwan maanta gaarsiisay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo adeegyo Caafimaad oo bilaash u fidiya bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda. Agabyadan oo iskugu jiray Joodariyaal iyo qalab Caafimaad (Oxygine Machine) ayaa loogu talo galay in lagu daboolo qeyb ka mid ah baahida Isbitaalka Gaalkacyo. … Continue reading Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agabyo Caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Gaalkacyo